Doprava zdarma se Zásilkovnou nad 1 499 Kč
PPL Parcel Shop 54 Balík do ruky 74 Balíkovna 49 PPL 99 Zásilkovna 54

Taageerayasha Megan

Jazyk SomálštinaSomálština
E-kniha Adobe ePub
Nakladatelství Tektime, října 2022
Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato... Celý popis
? points 7 b
71
Skladem Ihned ke stažení

Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano. madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxunTaxanaha mucjisooyinka ee Megan waxa uu kakoobanyahay labaatan iyo sadex sheekooyin kuwaasoo kusaabsan awooda gabadhan yar ay ledahay taasoo ah in ay sameen karto waxyaalo badan oo qofkale oo qoyskooda kamida uusan sameen karin. Buuga koowad ama sheekada koobad Megan waxey jirta toban iyo laba sano.waxaa heestay laba dhibaato oo weyn oon laga gudbi karin. Hooyaded waxeey kacabsi qabtay awoodahan qarsoon ooy gabadheda leedahay iskabadaa iney kacaawiso ee balse weyba niyad jabin jirtay.sidookale meysan heli karin macalin caawiyo gabadheeda sifa ay ukororsato awoodeeda mucjisooyinka ah. Megan hooyaded meysan rabin kaliya iney ogaato waxii macquulgal ah oo lasameen karo iyo sida loosameenkaro balse waxey rabtay iney ogaato gabadheeda sida ay uisticmaali doonto awoodaheedan qaaska ah. Megan waa gabar wanaagsan, sidaa darteed waxey uegtahay iney awoodaheda uisticmaali doonto sifiican balse waqti kasto ma fududo in lasameeyo waxyalaha wanagsan xataa adigoo og sheygaas waxa uu yahay.sheekooyinkan kusaabsan Megan waxa kaheli doono qofkasta oo daneeyo ama jecel awoodaha mucjisooyinka oo toban sano ilaa iyo boqol jir udhaxeeyaan. Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan baraha bulshada balse waxey maqleen ama aqristeen in baraha bulshada aysan uwanagsaneyn caruurta da,dooda kayartahay toban iyo sadex sano. madaama ay Megan da,daas ay hada dhaaftay, walidiinteda umeysan diidin in ay isticmaasho baraha bulshada. Megan dhaqsadiiba waxey laimatay siyaabo kaladuwan oo ay taageerayal kuhesho ayadoo kusoo hananeyso waxyaabaha ay kaqabato iskuulka. Waxeey aad oola yaabtay in fariimaha ama qoraalada ay baraha bulshada dhigto ay aduunko dhan qabsadeen oo lalawadacadhacay sidookale midkamid ah saaxibadeedii hore oo qaaliga aha aya lasoo xiriirtay sifa ay oogu soobiirto taageerayaasheda. Megan aad ayey arinkaas oo dhan oogu faraxday balse waxaa kaloo ay ogaatay sida ay ufududahay in ay baylah noqoto ama kudhacdo gacanta dadka xunxun

Informace o knize

Plný název Taageerayasha Megan
Jazyk Somálština
Vazba E-kniha - Adobe ePub
Datum vydání 2022
Počet stran 94
EAN 9788835445203
Libristo kód 45065774
Nakladatelství Tektime
Darujte tuto knihu ještě dnes
Je to snadné
1 Přidejte knihu do košíku a zvolte doručit jako dárek 2 Obratem vám zašleme poukaz 3 Kniha dorazí na adresu obdarovaného

Přihlášení

Přihlaste se ke svému účtu. Ještě nemáte Libristo účet? Vytvořte si ho nyní!

 
povinné
povinné

Nemáte účet? Získejte výhody Libristo účtu!

Díky Libristo účtu budete mít vše pod kontrolou.

Vytvořit Libristo účet