Nehodí se? Vůbec nevadí! Zboží můžete vrátit až do 30 dní
S dárkovým poukazem nešlápnete vedle. Obdarovaný si za dárkový poukaz může vybrat cokoliv z naší nabídky.
Až 30 dní na vrácení zboží
Kitaabkan waxaan u bixiyay Baro Diintaada, anigoo ugu magac daray isla barnaamijka hirgalay ee bulshada muslimiintu meel ay joogaanba u riyaaqeen waa barnaamijka ka baxa baraha bulshada iyo qaybo kale oo warbaahinta kamida waxa la dhahaa "Barnaamijka Baro Diintaada" waa barnaamij bulshada lagu waydiiyo su'aalo diiniya kadibna la gudoonsiiyo abaalmarino kala duwan.
Sida aan marar badan sheegnay barnaamijkaas ujeedadiisu maaha in dadka la imtixaamo ee kaliya waa in la jeclaado diinta Islaamka ee macaan. Si hadaba barnaamijkaas looga wada faa'idaysto waxa nagu dhalatay inaan ka qorno kitaab koobsanaya su'aalaha iyo jawaabaha diiniga ah ee kusoo baxa magaca barnaamijka.
Ahoj! Jsem Libroamiko, tvůj knižní rádce.
Jak ti můžu pomoct?