Nehodí se? Vůbec nevadí! U nás můžete do 30 dní vrátit
S dárkovým poukazem nešlápnete vedle. Obdarovaný si za dárkový poukaz může vybrat cokoliv z naší nabídky.
30 dní na vrácení zboží
"Goor subax ah ayaan soo abbaaray suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaanan soo dul istaagey gaari afka soo aadinayey dalka Itoobiya. Weligey uma aanan safrin meel ka baxsan gobollada Soomaaliya, cabsi badan ayaana iga buuxdey, mana lahayn wehel aan ahayn buufis i