Nehodí se? Vůbec nevadí! U nás můžete do 30 dní vrátit
S dárkovým poukazem nešlápnete vedle. Obdarovaný si za dárkový poukaz může vybrat cokoliv z naší nabídky.
30 dní na vrácení zboží
Shaxda Nolosha waa sheeko asal leh aadna u xanuun badan. Waxaa wax ka nool yihiin dadkii ay ku dhacday. Magacyada baa la beddelay xoogaana waa la milxiyey ama la macaaniyey. Mooryaan, dagaal-ooge ama qabqable iyo Biri-Ma-Geydo intaba Soomaalidii ku salbata